Donald Trump oo Shaaciyay in Talaadada la xirayo kana hadlay Sababta loo xirayo

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa farriin uu qoray ku sheegay in uu filayo in la xiri doono Talaadada soo socota, xilli dacwad oogaha New York uu isha ku hayo eedeymo ku saabsan kiis lagu baarayo lacag la siiyay haweeney madaxweynihii hore ku eedeysay in uu la seexday. Trump ayaa farriin uu ku qoray … Continue reading Donald Trump oo Shaaciyay in Talaadada la xirayo kana hadlay Sababta loo xirayo